Musharax Xildhibaan Generaal Gaafow oo si weyn loogu soo dhaweeyay Dhuuso Mareeb (Daawo Sawirada)

Waxaa goordhaw magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta Maamulka Galmudug gaaray Musharax Xildhibaan Jeneraal Cabdulaahi Gaafow Maxamuud oo u tartamaya Kursi ka banaan Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Musharaxa waxaa garoonka Diyaaradaha magaalada Dhuuso Mareeb kusoo dhaweeyay Xildhibaano iyo Wasiiro katirsan Baarlamaanka maamulka Galmudug iyo qeybaha kale ee bulshada ku dhaqan magaaladaasi. Generaal Gaafow ayaa … Continue reading Musharax Xildhibaan Generaal Gaafow oo si weyn loogu soo dhaweeyay Dhuuso Mareeb (Daawo Sawirada)